
Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta 19 qof oo cusub laga helay Covid-19. Dadkan ayaa la ogaaday ka dib markii baadhitaan lagu sameeyey ilaa 25 qof.
19 kan qof ayaa ka dhigaya tirada guud 135 qof. Dhanka kale, 2 bukaan ayaa maanta u geeriyooday cudurkan kuwaasoo ka dhigaya tirada guud ee geerida 7 qof.
SomalilandEmbassy.com
Muqdisho
Leave a Reply
You must be logged in to post a comment.