
Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta 36 qof oo cusub laga helay Covid-19. Dadkan ayaa la ogaaday ka dib markii baadhitaan lagu sameeyey ilaa 47 qof.
36 kan qof oo ka dhigaya tirada guud 116 qof, ayaa noqonaya kuwii ugu badnaa ee mudo 24 saacadood lagu diiwaan geliyo.
SomalilandEmbassy.com
Muqdisho
Leave a Reply
You must be logged in to post a comment.