
Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Beledweyne Xaaji Cismaan Dhagaxow ayaa sheegay in lacago sanadkii hore ay ku kala yabooheen Dowlad Xaafadeedka Vill Farmaajo iyo Dowlad magaaleedka Villa Jabuuti, midna aanay soo gaadhin.
Gudoomiyuhu wuxuuse carabka ku dhuftay in dowlada kaliyee gurmad iyo taageero mugleh si deg-deg ah ula soo gaadhay ay tahay Jamhuuriyada Dimuqraadiga Ee Somaliland.
Halkan hoose ka dhageyso hadalka Gudoomiyaha oo dhamaystiran…..
Leave a Reply