
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Jaamac Maxamuud Cigaal oo safarkiisu daaraa siduu u sii xoojin lahaa xidhiidhka Somaliland iyo Koonfur Afrika oo sanadihii u danbeeyey dibu dhac ku yimid ayaa warbixin kooban siiyey telifishinka SABC ee dalkaas Koonfur Afrika.
Hoos ka daawo waraysigii oo dhamaystiran:
Leave a Reply
You must be logged in to post a comment.