
Ilaa iyo 29kii sanadoode Somaliland keligeed taagnayd, waxay la daala-dhacaysay maalgashi la’aan caalami ah iyo dhaqaalo daro joogta ah, haseyeeshee, maanta waxay u muuqataa in dekada Berbera u furi doonto albaabkii horumarka iyo wax la qabsiga dunida horumartay.
SomalilandEmbassy.com
Leave a Reply
You must be logged in to post a comment.