Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Hargeysa Kusoo Laabtey.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo madaarka Hargeysa kula hadlay saxaafadda ayaa markii ugu horeeysay cadeeyey kula kii madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo madaxweynaha Villa Somalia mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku yeesheen magaalada Addis Ababa, 

Halkan hoose ka daawo:

Be the first to comment

Leave a Reply