SomalilandEmbassy.com
  • Home
  • Wararka
  • News in English
  • Contact Us

Wararka

Daawo: Waraysigii Wasiir Jaamac Maxamuud Cigaal ee Telefishinka SABC.

February 8, 2020 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Jaamac Maxamuud Cigaal oo safarkiisu daaraa siduu u sii xoojin lahaa xidhiidhka Somaliland iyo Koonfur Afrika oo […]

Daawo: Hargeysa & Daawayn Bilaash ah.

February 5, 2020 admin 0

Dhakhaatiir u dhashay Taiwan ayaa baadhitaano iyo daawayn bilaash ah ka wada hargeysa.

Daawo: Fadlan Madaxweyne Free SamaFale Coldoon

February 5, 2020 admin 0

Abwaan Hurre Walanwal ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Somaliland, Mujaahid Muuse Biixi, ka codsaday inuu cafis u fidiyo wariye/samafale Cabdimaalik Coldoon…

Daawo ” 300% ayuu waxsoosaarkii beeraha Somaliland oo kor u kacay”

February 4, 2020 admin 0

Wasiirka Beeraha Somaliland ayaa sheegay in wax soo saarkii beeraha ee Somaliland kor u kacwayn sameeyey….

Booliska Soomaaliya oo codsaday soo qabashada Janan

February 4, 2020 admin 0

Booliska Soomaaliya ayaa dalbaday Waaran Caalami ah, oo ay doonayaan in lagu soo qabto wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), oo dhammaadka bishii tagtay […]

Kumuu ahaa Jeneraalkii Soomaaliga ahaa ee badbaadiyay Moi?

February 4, 2020 admin 0

Xukunkii Moi waxaa aad loogu xusuuta afgembigii dhicisoobay ee uu ka badbaaday sanadkii 1982. Inkastoo Maamulkii Moi uu gacan bir ah ku qabtay Kenya, haddana […]

Posts navigation

« 1 … 4 5

Daalaco Qalbiga Wacan ee Walaalka Soomaaliyeed

https://youtu.be/TnnKkPqv5MU

Xus oo Xasuuso May 1988

Jaale Jooji Faafinta COVID-19

Jaale Jooji Faafinta COVID-19

1- Joog Gurigaaga intaad awoodo

2- Ka fogoow ilaa 3-talaabo

3- Faraxalo dhowr jeer

4- Dabool afkaaga markaad Qufacayso

5- Xanuun? deg-deg dhakhtarka u tag

Copyright © 2023 | SomalilandEmbassy.com by SomaliTek

error: Content is protected !!