
141 qof oo COVID-19 laga helay: Jabuuti
Wasaaradda caafimaadka ee Jabuuti ayaa sheegtay in maanta 141 qof oo cusub laga helay Covid-19. Dadkan ayaa la ogaaday ka dib markii baadhitaan lagu sameeyey […]
Wasaaradda caafimaadka ee Jabuuti ayaa sheegtay in maanta 141 qof oo cusub laga helay Covid-19. Dadkan ayaa la ogaaday ka dib markii baadhitaan lagu sameeyey […]
Wasaaradda caafimaadka ee Jabuuti ayaa sheegtay in maanta 156 qof oo cusub laga helay Covid-19. Dadkan ayaa la ogaaday ka dib markii baadhitaan lagu sameeyey […]
Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in midnimada Somaliland iyo Soomaaliya ay ku xidhan tahay Madaxweyne Geelaha Jabuuti oo […]
Dureeyga Karoonaha ayaa sababay inay maanta JUVENTUS & Inter Milan kuwada ciyaaraan garoon cidla ah. Gebi ahaanba inta ka hadhay xiliciyaareedka Serie A ayaan la […]
Kumanaan muhaajiriina ayaa u qaxay xuduudaha Giriiga, ka dib markuuuMadaxweynaha Turkigu, Recep Tayyip Erdogan, sheegay in uu furayo xuduudaha mudo 72 sacaadood ah si qaxootigu […]
Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubaland, Md. Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo u qudbadeeynayey baarlamaanka Jubaland ayaa ugu baaqay Maleeyshiyada MUKULAAL ee Villa Farmaajo inay isaga baxaan […]
Waraka ka imanaya magaalada Mandheera ee xadka dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegay in dad badan ay halkaas ka barakacayaan, kuwaas oo ka cabsi qaba […]
Dowladda Kenya ayaa soo saartay bayaan ay uga hadleyso xadgudub ay sheegtay inay Soomaaliya u geysatay dhulka Kenya iyo madaxbannaanideedaba. War kasoo baxay madaxtooyada Nairobi […]
Waraka naga soo gaadhaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal khasaare ba’an geeystay uu ku dhexmaray badhtamaha BeledXaawo ciidanka Villa Somalia iyo kuwa maamulka Jubbaland. […]
Somaliland haddii wadahadal diido awood milatari baa lagu maquuninayaa. Soomaaliya ma kala go’i karto. Ra’iise Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdi Yuusuf. 319 Views
Copyright © 2021 | SomalilandEmbassy.com by Taxiologist