SomalilandEmbassy.com
  • Home
  • Wararka
  • News in English
  • Contact Us

Wararka

Daawo: Wasiir Dubedka Villa Farmaajo oo diiday in Dacwaddii Badda Dib loo Dhigo.

February 11, 2021 admin 0

Halkan ka daawo Wasiir Dubedka Villa Farmaajo oo diiday in Dacwaddii Badda Dib loo Dhigo.

Daraasiin Ciidamo Xagjir Mareykan ah oo laga Saaray Shaqadii illaalinta Caleemo Saarka Biden.

January 19, 2021 admin 0

(SLE) – Daraasiin xubnood oo ka tirsan Ilaalada Qaranka Mareykanka ayaa laga saaray shaqadii ay ka caawinayeen sugitaanka caleema-saarka Madaxweynaha cusub, Joe Biden, ka dib […]

Signal APP oo Wajahday Cilado Farsamo.

January 19, 2021 admin 0

(SLE) – Signal APP ayaa sheegtay inay wajaheen cilado farsamo ayna ka shaqeynayaan sidii ay u soo celin lahaayeen adeegga, maadaama ay dad farabadani u […]

Donald Trump & Melania Trump oo laga helay Covid-19

October 1, 2020 admin 0

Madaxweyne Donald Trump ayaa soo dhigay Twitter kiisa in isaga iyo Marwadiisa Melania Trump laga helay Covid-19. “Madaxwynaha iyo Marwada koobaad labaduba waa fiicanyihiin wakhtigan, […]

Dagaal Qayb Wayn ka Qaatay Qadiyadda Ictiraafka Somaliland

August 25, 2020 admin 0

Cajalad lagu sheegay in ay tahay dagaal dhex maray Farmaajo iyo Khayre ayaa baraha bulshadu ku kulanto ka heshay daawasho boqolaal kun kor u dhaaftay. […]

Breaking News: Villa Farmaajo oo lagaga dhawaaqay Ra’isul Wasaare cusub

August 23, 2020 admin 0

Maamulka Villa Farmaajo ayaa doortay Ra’isul Wasaare cusub kaasoo la filayo in lagu dhawaaqo saacadaha soo socda. Waraka sida tooska ah SomalilandEmbassy uga helayso Vill […]

Daawo: HabarJeclo Bari oo Shaacisay Boqor Cusub

August 21, 2020 admin 0

Taliska Villa Farmaajo & Qaracanka Safaaradda Taiwan ee Somaliland

August 18, 2020 admin 0

Taliska Villa Farmaajo, ee wejiyadda badan, ayey markale ka soo baxday warqad muujinaysa xumaanta, xaasidnimadda iyo dibindaabyada uu marwalba la dabataagan yahay shacabka Jamhuuriyadda Somaliland. […]

Qarax Xoogan oo Gilgilay Caasimadda Lubnaan

August 4, 2020 admin 0

Uguyaraan 2,750 qof ayaa ku dhaawacmay halka dhimashaduna 50 kor u dhaaftay qarax xoogan oo caawa fiidkii ka dhacay meel u dhow dekada magaalo madaxda […]

Daawo: Tv-ga Taiwan oo baahiyey Xidhiidhka cusub ee Taiwan & Somaliland.

July 1, 2020 admin 0

Posts navigation

1 2 … 5 »

Daalaco Qalbiga Wacan ee Walaalka Soomaaliyeed

https://youtu.be/TnnKkPqv5MU

Xus oo Xasuuso May 1988

Jaale Jooji Faafinta COVID-19

Jaale Jooji Faafinta COVID-19

1- Joog Gurigaaga intaad awoodo

2- Ka fogoow ilaa 3-talaabo

3- Faraxalo dhowr jeer

4- Dabool afkaaga markaad Qufacayso

5- Xanuun? deg-deg dhakhtarka u tag

Copyright © 2023 | SomalilandEmbassy.com by SomaliTek

error: Content is protected !!