
Soomaalidu waa Dad dhaqan oo Dabar go’aaya Qaybtii 3aad.
Qaybta waxaynu ku eegi doonaa mid ka mid ah shantii tiir ee ku xusnaa qaybtii Labaad aynu ku bilowno tiirka gebi ahaanba Dabar go`ay oo […]
Qaybta waxaynu ku eegi doonaa mid ka mid ah shantii tiir ee ku xusnaa qaybtii Labaad aynu ku bilowno tiirka gebi ahaanba Dabar go`ay oo […]
Cudurka Caabuqa dilaaga ah ee Koronafayris (Covid-19) ayaa faro baas ku haya caalamka, wuxuu si aan xad lahayn isagoo xawaaraynaaya uu ugu fidaya dunida dacaladeeda, […]
Waxay ahayd maarj 2018 kii markii ay wada saxeexdeen heshiiska Saddex geesoodka ahaa ee maalgashiga dekeda Berbera, kaas oo u dhexeeyey shirkada DP world iyo […]
Siddii qaybtii 1aad ku sheeganayd qoomiyada Soomaalidu iyaga oo dhaqan Ummad weeye Dabar go’aysa, ulama jeedo waa Ummad aduunka ka dhamaanaysa ama ka idlaanaysa se […]
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi siddii uu ugasoo laabtay Dalka dariska ee itoobiya, dusidii uu hoosahaanta ugu dusay Farmaajo waakii Afka xidhay ee […]
Wakhtigii ay Jamhuuriyada Somaliland xoriyada ka qaadatay Boqortooyadii ingiriiska 26 juun 1960kii waa tii Jamhuuriyadii Somaliland oo curdin ah oo aan Todoba Cisho jirsan Xamar […]
Copyright © 2023 | SomalilandEmbassy.com by SomaliTek