Breaking News: Villa Farmaajo oo lagaga dhawaaqay Ra’isul Wasaare cusub

Maamulka Villa Farmaajo ayaa doortay Ra’isul Wasaare cusub kaasoo la filayo in lagu dhawaaqo saacadaha soo socda.

Waraka sida tooska ah SomalilandEmbassy uga helayso Vill Farmaajo ayaa xaqiijiyey in loo doortay Ra’isul wasaaraha Villa Somaliya nin ka soo jeeda beesha Sacad, Habargidir. Madaxa Villa Farmaajo, Mr Farmajo ayaa ku dhawaaqi doona gacanyarihiisa villa-farmajo ee sanadaha soo socda.

Villa Farmaajo dhexdeeda
SomalilandEmbassy.com

400 Views

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*