Daawo: “Cadowga Somaliland waa Soomaaliya..” Madaxweyne Muuse.

Marnaba, beesha caalamka, ka yeelimayno inay wax noo soo mariso maamulka muqdisho waayo waa cadowga kobaad ee Somaliland…hadaladaasi waxay ka mid ahaayeen qudbadii maanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ka jeediyey xuska 18 May 2020.

Hoos ka daawo qudbadoo dhamaystiran…..

231 Views

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*