Daawo: Muhiimada Dekeda Berbera ee isku xidhka Afrika & Caalamka.

Ilaa iyo 29kii sanadoode Somaliland keligeed taagnayd, waxay la daala-dhacaysay maalgashi la’aan caalami ah iyo dhaqaalo daro joogta ah, haseyeeshee, maanta waxay u muuqataa in dekada Berbera u furi doonto albaabkii horumarka iyo wax la qabsiga dunida horumartay.

SomalilandEmbassy.com

64 Views

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*