Soomaaliya: 19 qof oo cusub & Covid-19.

Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta 19 qof oo cusub laga helay Covid-19. Dadkan ayaa la ogaaday ka dib markii baadhitaan lagu sameeyey ilaa 25 qof.

19 kan qof  ayaa ka dhigaya tirada guud 135 qof. Dhanka kale, 2 bukaan ayaa maanta u geeriyooday cudurkan kuwaasoo ka dhigaya tirada guud ee geerida 7 qof.

SomalilandEmbassy.com
Muqdisho

75 Views

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*