156 qof oo laga helay COVID-19: Jabuuti

Wasaaradda caafimaadka ee Jabuuti ayaa sheegtay in maanta 156 qof oo cusub laga helay Covid-19. Dadkan ayaa la ogaaday ka dib markii baadhitaan lagu sameeyey ilaa 494 qof.

156 kan qof oo ka dhigaya tirada guud 591, ayaa noqonaya kuwii ugu badnaa ee mudo 24 saacadood lagu diiwaan geliyo. 73 ka mid ah 591 kaasi way ka badbaadeen halka 2 na u geeriyootay.

SomalilandEmbassy.com
Jabuuti

Be the first to comment

Leave a Reply