Wednesday, 23 July 2008
Home

CURRENT AFFAIRS

Xoolihii U Horeeyay Oo Ka Madax Banaan Al-Jaaburi Oo Xalay Ka Dhoofay Dekedda Berbera

Wednesday, 16 July 2008 | SLE

article thumbnailXoolihii ugu horeeyay oo ka madax banaan ganacsadaha Sucuudiga ah ee xukuumadu kootaha ugu xidhay xoolaha ayaa la filayaa inay xalay iyo caawa ka dhoofaan Dekadda Berbara.
+ Sii-Akhri

Opinion

Reer-Booramow Hubsiimo hal baa la siistaa.

Monday, 14 July 2008 | Mohamed Adan Ome

article thumbnailSida aynu la wada socono ,7/7/08, Caasimadda S/land, Hargeisa, waxaa ka dhacday mashaqo iyo Shil baaxad wayn oo mudahaarado iyo gadood dadwayne dhaliyeay ka dib markii Xukumada S/land Amar ku...
+ Full Story

Another Articles

Sports

Celtics Seize First NBA Title In 22 Years

Wednesday, 18 June 2008 | SLE

article thumbnailOn a new parquet floor below aging championship banners, the Boston Celtics won their 17th NBA title and a first one - at last - for Paul Pierce, Kevin Garnett and Ray Allen - their Big Three for a...
+ Full Story

Hambalyo

Hambalyo: Dhalasho Wiil

Thursday, 03 July 2008 | Adan Yuusuf Cilmi

article thumbnailWaxan halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa Jamaal Wersame Cilmi yo Marwadiisa Amina Axmed Maxamed(Gaariye) oo Maanta Khamiisa 03/07/08 wiil ugu dhashay magaalada Burco (General Hospital Burao )...
+ Full Story

Another Articles

Tacsi

Tacsi

Thursday, 19 June 2008 | SLE

article thumbnailWaxaanu ka tacsiyadeeynaynaa dhamaan shacabka Somaliland gaar ahaan Reer Awdal masiibada ku habsatay dhalinyarada reer Boorame ee doonidu kula qarqantay badweeynta Liibiya.
+ Full Story

 

A People's History of American Empire

 

FYI

 
Oomaar Iyo Indho-Deero Oo Qiime Dhimis Ku Sameeyay Bariiska Kadib Markii Uu Suuqyada Soo Galay Bariiskii Dahabshiil Ee Jabnaa
Written by SLE   
Wednesday, 16 July 2008 03:06

Bariiska Oomaar Iyo Indho-Deero Waxa Uu Ugu Keydsanaa Dalka Gudihiisa, Ka Hor Intii Aanu Dunida Ka Qaaliyoobin

Read more...
 
Wasiir ka Tirsan Xukuumadda oo Qalalaase Geliyey Shir-jaraa’id
Written by SLE   
Tuesday, 15 July 2008 04:24

Waxase layaab iyo anfiir ku noqday dadkii goobta joogay, kadib markii ninka weyn ee Wasiirka sheeganaya uu weriyihii inta uu candhuuf ku tufay weliba u raaciyey “Waar waad edeb-darran tahaye ma anigaad aamus i leedahay, bal kelebkan yar eega… waar tag waaryaa,”

Read more...
 
Qurba-jooga Beelaha SACAD MUUSE oo taageeray ku dhawaaqista GOBOLKA ALMIS
Written by SLE   
Tuesday, 15 July 2008 04:15

"Waxaanu boqolkiiba boqol ku taageersanahay go'aanka ay gaadheen beelaha Sacad Muuse ee dalka ku nool ee ku saabsan ku dhawaaqista Gobol cusub looguna magac daray (*ALMIS*) caasimadiisuna noqonayso (Ceel Sheekh), xuduudiisuna tahay (Bullo Xaar ilaa Laanta Cawda)."

Read more...
 
«StartPrev12345678910NextEnd»

Page 1 of 16
Banner

The Money Masters

Sweet Misery - A Poisoned World

Polls(Afti)

SADEXDAN TEEBAAN DHICI KARIN?
 

Who's Online

We have 6 guests online